Fadlan hubi inaad raacdo tilmaamaha ugu dambeeyay ee dawladaada ee ku saabsan sida aad amaan u ahaato oo aad u ilaaliso naftaada iyo dadka kale ee kugu xiran - gaar ahaan kuwa aadka u nugul. Talada ugu dambeysay ee dowlada UK ee ku saabsan coronavirus-ka ayaa laga heli karaa halkan