Koronavirus wuxuu siyaabo badan u saameynayaa qof kasta oo adduunka kunool, dad badan iyo qoysaskooduna waa macquul inay ka walaacsan yihiin nabadgelyadooda, dakhligooda iyo shaqadooda. Waxaan rabnaa inaan yareyno walwalka dhaqaale si kasta oo aan kari karno. Hal dariiq oo aan taas ku sameyneyno waa inaan hubinno in adeegyadayada xawaaladaha tooska ah ee internetka iyo kuwa mobilada inay si buuxda u shaqeynayaan iyo inaan ku taageerno xubnaheena wixii dhibaato ah ee soo foodsaara ama ka welwelsan. Waxaan shaqeyneynaa saacad kasta si aan uga jawaabno su'aalahaaga oo aan u bixinno gargaar inta lagu jiro waqtigan aan la hubin.

Kooxda taageerada macaamiisha ayaa la heli karaa 24/7. Haddii aad u baahan tahay caawimaad ama macluumaad ku saabsan xawaaladahaaga ama waxa la sameeyo, fadlan la xiriir siyaabaha soo socda:
Booqo boggayaga xiriirka si aad u qorto su'aalo adoo adeegsanaya foomka bogga.

Naga soo wac lambarrada soo socda, iyadoo ku xidhan halka aad joogto: 

UK: 02077883009

Sweden: 0856642995

Norway: +442077883009

Denmark: +442077883009

Belgium: +442077883009

Germany: +442077883009

Ama email noogu soo dir support@talkremit.com