Boorsada mobilada waa adeeg u saamaxaya macaamiisheeda inay ku kaydiyaan lacag akoon ay ku galaan moobaylkooda. Hadii aad lacag u dirto boorsada moobaylka qaatahaadu wuxuu ka isticmaali karaa iyadoo boorsada kujirta kula isticmaali karaa ganacsatada maxalliga ah ee iyaguna ka diiwaangashan adeegga, ama ugala bixi karaa iyadoo lacag caddaan ah. Markaad lacag ugu dirto boorsada mobilada wax walba waa khadka tooska ah, marka waa hab dhakhso leh oo aamin ah oo lacag lagu diro.