Si aad dib ugu bedesho nambar sireed ama password, fadhlan raac tilaabooyinka hoose: 
-Booga soo gelista, waxad ku dhufaneysaa eerayga waan iloobay nambar sireedka taas oo ka hoosesa mesha in la geliya mesha loogu tala galay furaha.
-Geli emailka ad isaga dinwangelisay TALKREMIT horana uu sii sooca
-Waxa lagugu soo diraya kodka emailkaga kodkas oo sadex sacadood kadib dhacaya
-Geli kodka xaqiijinta oo laguu soo diray kadib sameso nambar sireed ama password, (waxad xaqiijinesa nambar sireedka in uu ka kooban yahay xarfo, nambaro iyo astaan garayo ila iyo liix ama kabadan sad adiga jeceshay).
-Marka ad sidan ad sameso, nambar sireedkaga wuu badalmaya ama passwordkaga waanad ku geli karta passwordka cusub.
-Fadhlan oogow hadii ad ku celcelisa dhowr jeer waxay sababeysa akoonkaga in uu is xira muda kooban tas hadii ay dhacda waa in ad nala soo xariirta si an ku cawino.