Lacagta ugu badan ee aad halki mar diri karto ayaa kala duwan, iyadoo kuxiran meesha aad udireyso, qaabka lacag bixinta dalka aad udireyso iyoo habka aad lacagta ubixneyso adiga diraya. Si aad u ogaato xadka lacag dirista, geli inta aad rabto inaad dirto, nidaamkeenu wuu ku wargalin doonaa haddii xadkaagu dhammaaday.