Hababka lacag bixinta way kala duwan yihiin iyadoo ku xiran halka aad ka dirayso laakiin waxaan aqbalnaa kaarka deynta(credit) iyo kaarka debitka(debit) sida habka bixinta ee wadamada oo dhan. Waxaan hadda aqbalnaa Visa iyo Mastercard, nasiib daaro ma aqbalno Amex.


Waxaan sidoo kale ku bixinnaa lacag wareejinta bangiga, haddii tani laga heli karo waddanka aad ka soo direyso waxaad ku arki doontaa qaybta bixinta marka aad direyso lacagta. Qaabkan lacag bixinta wuxuu kuu oggolaanayaa inaad sameyso lacag diradda marka hore TalkRemit ka dibna si gooni ah u tag bangigaaga internet-ka si aad u bixiso lacagta aad ka abuurtay xaga TalkRemit. Hubso inaad isticmaasho lambarka la jira lacagta si loo ogaado inuu yahay lambarka saxda ah.

Sidoo kale waad ku bixin kartaa adoo adeegsanaya lacagaha ku jira Boorsadaada Elektaroonigga ah ee TalkRemit. Waxaad u baahan doontaa inaad marka hore boorsadda lacagta kushubto.