Waqtiga gaarsiinta ayaa ku kala duwanaan doonna iyadoo kuxiran xulashooyinka lacag bixinta dalkasta: 
1. Koontada bangiga - laga bilaabo isla markiiba illaa 3 maalmood oo maalmaha shaqada.
2. Boorsada mobilada - isla markiiba (illaa 5 daqiiqo) 
3. Qaadashada kaashka ah - isla markiiba (illaa 5 daqiiqo) 
Waqtiyo gaar ah oo lacag bixin ah ayaa laga hubin karaa dal kasta gudaheeda foomka dir Lacagta.
 Fadlan sidoo kale la soco in, xaaladaha qaarkood, waqtiga gaarsiinta macaamilkaaga laga yaabo inay saameyn ku yeelato maalinta, dalka loo dirayyo iyo habka xulashada lacag bixinta.

Sidokale, si loo raaco xeerarka kala duwan ee adduunka, waxaan u baahan karnaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan macaamilkaaga, oo laga yaabo inuu daaho xawaaraha guud ee gaarsiintaada.