Lacagtaadu waxay ku jirtaa gacmaha aaminka ah ee Talkremit. Mashiinkayaga lacag bixinta wuxuu buuxiyaa heerarka u hogaansanaanta PCI-DSS, sidaa darteed, faahfaahinta kaarkaaga lacag bixinta waa la ilaaliyaa, halka nidaamkayaga lagu shaqeynayo iyadoo la adeegsanayo sirta heerka sare ee SSL-ka iyo gidaarrada lagu ilaaliyo si loo hubiyo in macluumaadkaaga si ammaan ah loogu gudbiyo.


Talkremit waa hay'ad maaliyadeed oo ruqsad buuxda haysata waxaana xukuma Hay'adda Iilaalinta Dhaqanka Maaliyada (FCA) ee Boqortooyada Ingiriiska.


Shirkadda Talkremit waxay adeegyo xawaaladeed ka waday Afrika muddo ka badan 40 sano. Dhammaan wareejinta shirkadda Talkremit waxaa lagu daboolay dammaanad 100% lacag-celin ah, taasoo ku siinaysa degganaan maskaxeed.