Bilaabida Barnaamijka Dahabshiil

Sideen isu diiwaan galin karaa?
Si aad u bilowdo isdiiwaan galinta, booqo websaydhka ah (LINK)  Gali lambarkaaga moobiilka, emaylkaaga iyo eraygaaga sirta ah. Waxaan kuu soo diri doonaa ...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:40 PM
Sidee ayaan u isticmaali karaa adeegga?
Baro sida loo isticmaalo Talkremit: Nidaamyada tooska ah ee internetka ee Talkremit iyo barnaamijyada mobilada ayaa bixiya adeegyo xawilaad xawaare badan,...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:40 PM
Waa maxay xaqiijinta aqoonsiga?
Waxaan u baahan nahay inaan ogaano cidda aad tahay. Nooca shirkadayadu ee tahay darteed ayaa waxaa nalooga baahan yahay inaan si sharci ahaan hubinno maca...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:40 PM
Waa maxay noocyaha aqoonsiga ee aad aqbashaan?
Waxaan aqbalnaa aqoonsi walba oo doowladda eey bixiso. Fadlan hubi in macluumaadka soosocda eey ku yaaliin aqoonsigaaga: Lambarka dukumentiga Sawirkaa...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:41 PM
Waa maxay sababta aan loo aqbalin dukumintiga aqoonsigayga?
Haddii dukumentigaaga aan la aqbalin, waxaa suurta gal ah in mid ka mid ah arimaha hoos ku qoran ay dhaceen: Dukumentiga lama akhriyi karo iyadoo ay ug...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:41 PM
Waa maxay noocyaha cadeynta ciwaanka oo aad aqbashaan?
Waxaan aqbalnaa biilasha tamarta sida biilka biyaha ama korontada ama gaaska, warqada mishaarka, cadeynta bangiga / kaarka deynta oo aan kaweeyneen 3 bilood...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:41 PM
Dukumiintiyada Dhaqaalaha
Marka aad direyso caddad badan ama aad codsaneyso inaad kordhiso xaddiga koontadaada, waxaan u baahanahay inaan xaqiijino sida aad ku heshay lacagta aad dir...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:41 PM
Talooyin Ku Saabsan Dukumiintiyada Loogu Talagalay Talkremit
Hubso in macluumaadka ku qoran dukumiintigaaga u dhigmo midka koontadaada Talkremit. Macluumaadka muhiimka ah ee aqoonsiga, sida magacaaga, cinwaankaaga, am...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:41 PM
Waa maxay dukumiintiyada aan ku weydiin karno?
Waxaan weydiin doonaa macaamiisha oo idil inay bixiyaan aqoonsi sawir leh iyo sawirkooda ama muuqaalkooda.   Waxaan sidoo kale u baahan karnaa inaan ku ...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:41 PM
Adeegga Dahabshiil waxaa lagu calaamadeeyay DHB laakiin wuxuu "ku xiran yahay '' Talkremit '. Taasi micneheedu waa maxay?
Talkremit (Talkremit.com) waxay kuu keentay xalka xawaaladaha ee internetka si ay u kabaan adeegyadooda xawaaladaha khadka tooska ah iyo kuwa lacagaha kaa...
Wed, 18 Mar, 2026 at 9:41 PM