Waxaan aqbalnaa biilasha tamarta sida biilka biyaha ama korontada ama gaaska, cadeynta bangiga / kaarka deynta oo aan kaweeyneen 3 bilood iyo leeysanka darawalka oo ansax ah.

Fadlan hubi in magacaaga, cinwaankaaga iyo taariikhdaada ay si cad ugu muuqdaan dukumintiga. Waxaan u adeegsan doonnaa macluumaadkan si aan u hubinno macluumaadka koontada ee TalkRemit.