Bilaabida Barnaamijka TalkRemit

Sideen isu diiwaan galin karaa?
Si aad u bilowdo isdiiwaan galinta, booqo websaydhka ah www.talkremit.com ama soo degso aappkeena mobilada. Gali lambarkaaga moobiilka, emaylkaaga iyo eray...
Thu, 20 Aug, 2020 at 9:14 AM
Sidee ayaan u isticmaali karaa adeegga?
Baro sida loo isticmaalo TalkRemit: Nidaamyada tooska ah ee internetka ee 'TalkRemit' iyo barnaamijyada mobilada ayaa bixiya adeegyo xawilaad xawa...
Thu, 20 Aug, 2020 at 9:16 AM
Waa maxay xaqiijinta aqoonsiga?
Waxaan u baahan nahay inaan ogaano cidda aad tahay. Nooca shirkadayadu ee tahay darteed ayaa waxaa nalooga baahan yahay inaan si sharci ahaan hubinno macami...
Thu, 20 Aug, 2020 at 9:18 AM
Waa maxay noocyaha aqoonsiga ee aad aqbashaan?
Waxaan aqbalnaa aqoonsi walba oo doowladda eey bixiso. Fadhlan hubi in macluumaadka soosocda eey ku yaaliin aqoonsigaaga: Lambarka dukumentiga Sawirka...
Fri, 21 Aug, 2020 at 12:39 PM
Waa maxay sababta aan loo aqbalin dukumintiga aqoonsigayga?
Haddii dukumentigaaga aan la aqbalin, waxaa suurta gal ah in mid ka mid ah arimaha hoos ku qoran ay dhaceen: Dukumentiga lama akhriyi karo iyadoo ay ug...
Thu, 20 Aug, 2020 at 9:41 AM
Waa maxay noocyaha cadeynta ciwaanka oo aad aqbashaan?
Waxaan aqbalnaa biilasha tamarta sida biilka biyaha ama korontada ama gaaska, cadeynta bangiga / kaarka deynta oo aan kaweeyneen 3 bilood iyo leeysanka dara...
Thu, 20 Aug, 2020 at 9:45 AM
Dukumiintiyada Isha Dhaqaalaha
Marka aad direyso caddad badan ama aad codsaneyso inaad kordhiso xaddiga koontadaada, waxaan u baahanahay inaan xaqiijino sida aad ku heshay lacagta aad dir...
Thu, 3 Jun, 2021 at 10:48 AM
Talooyinka keenista Dukumiintiyada loogu talagalay TalkRemit
Hubso in macluumaadka ku qoran dukumiintigaaga u dhigmo midka koontadaada TalkRemit. Macluumaadka muhiimka ah ee aqoonsiga, sida magacaaga, cinwaankaaga, am...
Thu, 3 Jun, 2021 at 10:49 AM
Waa maxay dukumiintiyada aan ku weydiin karno?
Waxaan weydiin doonaa macaamiisha oo idil inay bixiyaan aqoonsi sawir leh iyo sawirkooda ama muuqaalkooda.   Waxaan sidoo kale u baahan karnaa inaan ku we...
Thu, 3 Jun, 2021 at 10:58 AM