Waxaan ku weydiin karnaa macluumaad kala duwan iyadoo kuxiran meesha aad u direeyso (wadaanka) iyo ikhtiyaarka lacag bixinta la xushay.

Mar walbo oo aad lacag direyso, macluumaadka qaataha lacagta oo aan u baahan nahay waxaa ka mid ah:
- Magaca buuxa
-Cinwaanka (tan waxaa ka mid noqon kara; magaca wadada, lambarka dhismaha, koodhka boostada, magaalada, dalka)


Maaddaama aan nahay hay'ad maaliyadeed oo eey maamusho Maamulka Dhaqanka Dhaqaalaha ee Boqortooyada Midowday, xaaladaha qaarkood, waxaan weydiisan karnaa macluumaad dheeri ah oo ku saabsan qaatahaaga, sida taariikhda dhalasho ama nuqul aqoonsi ansax ah.