Dirista Lacagta

Sending money

Wadamadee ayaan lacag kaso diri karaa?
Waxaad lacagaha kasoo diri kartaa dalalka: UK, Sweden, Norway, Germany, Belgium, Denmark, Ireland, France, Italy, Greek, Spain, Switzerland, Bulgaria, Ne...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Wadamadee ayaan lacagta ugu diri karaa?
Kuwani waa waddamada aan lacagta ugu diri karno: Australia, Bangladesh, Burkina Faso, Cambodia, Canada, Cape Verde, Cote D_Ivoire, Djibouti, Eritrea, Ethi...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Waa maxay lacagaha aad aqbashaan xaga lacag bixinta?
Lacagta aad ku bixineysaa waxay kuxirantahay wadanka koontadaada laga diwaangashey. Tusaale ahaan, haddii koontadaadu ka diiwaangashan tahay Boqortooyada Mi...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Macluumaad noocee ah oo qaataha lacagta kusaabsan ayaan u baahanahay inaan bixiyo?
Waxaan ku weydiin karnaa macluumaad kala duwan iyadoo kuxiran meesha aad u direeyso (wadaanka) iyo ikhtiyaarka lacag bixinta la xushay. Mar walbo oo aad la...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Sideen lacag ugu diraa qof dibada jooga?
Marka hore, dooro wadanka aad lacagta u direyso ama wadanka qaatahaagu u baahan yahay inuu lacagta ka helo, ka dibna geli lacagta aad rabto inaad dirto (ama...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Sideen lacag uga diri karaa boorsada hawada?
1) Ka gal aappka ama boggayaga internetka adoo adeegsanaya cinwaanka emaylka aad isku diiwaan galisay TalkRemit iyo lambarka sirta ah ee aad sameeysatay xil...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Sideen lacag u diri karaa anigoo adeegsanaya aappka?
1) Ka gal aappka adoo adeegsanaya cinwaanka emaylka aad isku diiwaan galisay TalkRemit iyo lambarka sirta ah ee aad sameeysatay xiliga is diiwaan galinta. ...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Sidee ayuu qofka lacagta aan udiray u heli karaa lacagtooda?
Waxaan bixinaa tiro adeegyo ah, iyadoo kuxiran waddanka aad u direyso: 1. Koontada bangiga Waxaan ku shubeynaa lacagta aad dirtid faahfaahinta akoonka ba...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM
Waa maxay ugu badan ee aan dirii karo halkii wareejin?
Xadka ugu badan ee macaamil ganacsi lacaageed way kala duwan yihiin, waxay kuxirantahay halkaad dooratay, qabka lacaag bixinta iyoo habka deeq-lacaageedka. ...
Wed, 28 Apr, 2021 at 1:41 PM